qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Shacabka Ku Dhaqan Deegaanka Laas-Doomaare Ee Galbeedka Degmada Ceel-Afweyn Oo Isu Abaabuley In Ay Iskaa Wax U Qabso Ku Hirgeliyaan Mashaariic Kala Duwan, Baaqna U Diray Xukuumadda Somaliland Iyo Qurba-Joogta Deegaanadaasi.
February 19, 2018 - Written by qoriadmin

Ceel-Afweyn-(QorilugudNews24)-Shacabka Ku Dhaqan Deegaanka Laas-Doomaare Ee Galbeedka Degmada Ceel-Afweyn Ee Gobolka Sanaag Ayaa Isu Abaabuley In Ay Iskaa Wax U Qabso Ku Hirgeliyaan Mashaariic Kala Duwan Oo Ay Ka Mid Yihiin Rug Boolis Iyo Goobo Caafimaad, Kuwaas Oo Ay Ka Gaabiyeen Xukumaddihii Kala Dambeeyey Ee Somaliland, Waxa Kale Oo Ay Baaq Dheer U Direen Xukuumadda Somaliland Iyo Qurba-Joogta Deegaanadaasi U Dhalatay.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News