qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Haween-Weynaha Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Sanaag Oo Taageero Mug Iyo Miisaan Leh U Muujiyey Guddoomiyaha Cusub Ee Garabka Haweenka Xisbiga Kulmiye Ee Heer Qaran Marwo Dalays Shire Faarax.
February 25, 2018 - Written by qoriadmin

Ceerigaabo-(QorilugudNews24)-Haween-Weynaha Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Sanaag Ayaa Taageero Mug Iyo Miisaan Leh U Muujiyey Guddoomiyaha Cusub Ee Garabka Haweenka Xisbiga Kulmiye Ee Heer Qaran ”Marwo Dalays Shire Faarax”. Oo Uu Dhawaan Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Xilkaas U Magacaabay.


Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News