qorilugudnews24.com
Ku Soo Dhawaada Heestii Feejignow Iyo Codkii Halaasiga Ahaa Ee Maryan Mursal Ciise Bootaan.
February 25, 2018 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Muqaal Ku Saabsan Heestii Feejignow Iyo Codkii Halaasiga Ahaa Ee Fannaadda Weyn Ee Maryan Mursal Ciise Bootaan, Heestaas Oo Aanu Maanta U Soo Xulay Maacaamiishayada Nugu Xidhan, Ee Meel Kasta Oo Ay Adduunka Ka Joogaanba.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News