qorilugudnews24.com
War Deg Deg Ah: Gabadh Yar Oo 9 Jir Ah Oo Meydkeeda Lagu Hayo Cisbitaalka Guud Ee Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer, Gabadhaas Oo Laga Keenay Magaalada Gaalkacayo Ee Maamulka Puntland, Isla Markaana Uu Kufsi Wuxuushnimo Ah Kula Kacay Ninkii Hooyadeed Qabey
February 25, 2018 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Gabadh Yar Oo 9 Jir Ah Ayaa Waxa Meydkeeda Lagu Hayaa Qaboojiyaha Cisbitaalka Guud Ee Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer, Gabadhaas Oo Sida La Sheegay Laga Keenay Magaalada Gaalkacayo Ee Maamulka Puntland, Isla Markaana Uu Kufsi Wuxuushnimo Ah Kula Kacay Ninkii Hooyadeed Qabey Oo Isaguna Hadda Ku Xidhan Saldhigga Dhexe Ee Magaalada Burco.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News