qorilugudnews24.com
Amb. Baashe Cawil Oo Ku Durduriyey, Dhulkana Ku Jiidey Xildhibaan Sakariye Oo Ka Tirsan Golaha Baarlamaanka Ee Maamulka Villa Somalia Ee Kontainer-ka Lagu Ilaaliyo.
March 9, 2018 - Written by qoriadmin

London-(QorilugudNews24)- Wakiilka Somaliland Ee Dalka UAE Amb. Baashe Cawil Oo Doodii Jimcaha Ee Idaacadda BBC-da Kaga Adkaaday, Dhulkana Ku Jiidey Xildhibaan Sakariye Oo Ka Tirsan Golaha Baarlamaanka Ee Maamulka Villa Somalia, Xildhibaankaas Oo Sida La Sheegay Ka Mid Ahaa Hadhaadigii Rajiimkii Siyaad Barre, Isla Markaana Sida Weyn Ugu Soo Horjeeda Horumarka Iyo Wanaagga Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News