qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Barnaamij Gaar Ah Oo Ku Saabsan Heshiiskii Saddex-Geesoodka Ahaa Ee Waddamada Somaliland, Ethiopia Iyo Shirkadda Dp Word, Heshiiskaas Oo Dhiigga Ku Kariyey Maamulka Villa Somalia Iyo Walla-Weyntiisaba.
March 10, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Barnaamij Gaar Ah Oo Ku Saabsan Heshiiskii Saddex-Geesoodka Ahaa Ee Waddamada Somaliland, Ethiopia Iyo Shirkadda Dp Word, Heshiiskaas Oo Dhiigga Ku Kariyey Maamulka Villa Somalia Iyo Walla-Weyntiisaba, Kuwaas Oo Keliya Ku Midaysan In Ay Ka Naxaan, Ama Cabaadaan Horumar Kasta Iyo Wanaag Kasta Oo Somaliland U Soo Kordha, Arrintaas Oo Ah Wax Lagu Qoslo.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News