qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Maamulka Gobolka Togdheer Iyo Qaar Ka Mid Ah Salaadiinta Somaliland Oo Maanta Kormeer Ku Tegey Dhismaha Waddada Isku Xidha Degmooyinka Balli-Dhiig, War-Cimraan Iyo Qoryaale.
March 10, 2018 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Maamulka Gobolka Togdheer Iyo Qaar Ka Mid Ah Salaadiinta Reer Somaliland Ayaa Maanta Kormeer Ku Tegey Dhismaha Waddada Isku Xidha Degmooyinka Balli-Dhiig, War-Cimraan Iyo Qoryaale, Iyada Bulshada Ku Dhaqan Deegaanadaas Iyo Qurba-Joogaba Loogu Baaqay In Ay Ka Qayb-Qaataan Dhismaha Waddaasi.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News