qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Maamulka Iyo Shacabka Gobolka Togdheer Oo U Midoobey Dagaalka Ka Dhanka Ah Maamulka Xaarmaajo Iyo Hadhaadigii Faqashta Oo Xamar Isku Soo Urursaday, Sidoo Kalena Digniin Adag U Diray Maamulkaasi Kontainer-Ka Ku Jira.
March 10, 2018 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Maamulka Iyo Shacabka Gobolka Togdheer Ayaa U Midoobey Dagaalka Ka Dhan Ah Maamulka Xaarmaajo Iyo Hadhaadigii Faqashta Oo Xamar Isku Soo Urursaday, Kuwaas Oo Ku Hawlan In Ay Dib U Soo Celiyaan Wixii Hore Loo Eeday Ee Ay Soomaaliyi Dureyga Ka Qaaday, Sidoo Kalena Digniin Adagn U Diray Mr. Xaarmaajo Iyo Qadaad-Weyntiisa Naasaha Derbiga Ku Garaacaysa.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News