qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Xukuumadda Somaliland Oo Ka Baxday Wada Hadalladii Ay Kula Jirtey Maamulka Villa Somalia Ee Mr. Farmaajo.
March 10, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xukuumadda Somaliland Ayaa Gebi Ahaanba Joojisey Wada Hadalladii Ay Kula Jirtey Maamulka Villa Somalia Ee Mr. Farmaajo, Sidaana Waxa Warbaahinta U Xaqiijiyey Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Iyo Iskaashiga Caalamiga Ah, Dr. Sacad Cali Shire.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News