qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Wasiir Kaahin Oo Maanta Soo Kormeeray Dhismaha Waddada Isku Xidha Magaalooyinka Burco Iyo Ceerigaabo Ee Gobollada Togdheer Iyo Sanaag.
March 10, 2018 - Written by qoriadmin

Ceel-Afweyn-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Iyo Amniga Qaranka Ee Somaliland Md. Maxamed Kaahin Axmed Ayaa Maanta Soo Kormeeray Dhismaha Waddada Isku Xidha Magaalooyinka Burco Iyo Ceerigaabo Ee Gobollada Togdheer Iyo Sanaag, Oo Uu Dhismaheedu Si Xawli Ah Ku Socdo.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News