qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Wasiirka Arrimaha Dibedda Ee Dalka Imaraadka Carabta Iyo Wefti Uu Hoggaaminaayo Oo Maanta Booqasho Ku Yimi Magaalada Addis-Ababa Ee Xarunta Dalka Ethiopia, Kulamona La Qaatay Madaxda Dalkaasi.
March 10, 2018 - Written by qoriadmin

Addis-Ababa-(QorilugudNews24)-Wasiirka Arrimaha Dibedda Ee Dalka Imaraadka Carabta Cabdiillaahi Bin Sahid Iyo Wefti Uu Hoggaaminaayo Ayaa Maanta Booqasho Ku Yimi Magaalada Addis-Ababa Ee Xarunta Waddanka Ethiopia, Waxayna Kulamo La Qaateen Madaxda Dalkaasi Ethiopia.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News