qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Ee Somaliland Iyo Xildhibaanada Golaha Guurtida Oo Awaamiir Culus Dul-Dhigay Beelihii Ku Dagaalamay Deegaanka Darara-Weyne Ee Degmada Ceel-Afweyn.
March 10, 2018 - Written by qoriadmin

Ceel-Afweyn-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Ee Somaliland Md. Maxamed Kaahin Axmed Iyo Qaar Ka Mid Ah Xildhibaanada Golaha Guurtida Ee Somaliland Ayaa Awaamiir Culus Dul-Dhigay Beelihii Ku Dagaalamay Deegaanka Darara-Weyne Ee Degmada Ceel-Afweyn.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News