qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Barnaamij Gaar Ah Oo Ku Saabsan Wareysi Lala Yeeshay Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, Waraysigaas Oo Dhinacyo Badan Taabanaayey.
March 12, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Barnaamij Gaar Ah Oo Ku Saabsan Wareysi Lala Yeeshay Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, Waraysigaas Oo Uu Kaga Hadlay Maal-Gelinta Dekedda Berbera Ee Shirkadda Dp World Iyo Wada Hadalladii Somaliland Iyo Somalia.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News