qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Fadeexadda Qaybo Ka Mid Ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Oo La Saftay Maamulka Villa Somalia, Kana Soo Horjeeda Horumarka Deegaanada Somaliland, Xildhibaanadaas Oo U Badan Taageerayaasha Xisbiga Waddani…Yaab.
March 12, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Muuqaal Ku Saabsan Fadeexadda Dul Hoganaysa Qaybo Ka Mid Ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Ee Somaliland Oo Si Aan Gabasho Lahayn Ula Saftay Maamulka Villa Somalia, Kana Soo Horjeeda Horumarka Deegaanada Jamhuuriyadda Somaliland, Xildhibaanadaas Oo U Badan Taageerayaasha Xisbiga Waddani, Arrintaas Oo Ay Bulshada Somaliland Indhaha Ku Hayso..Yaab

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News