Halkan Ka Daawo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Iyo Amniga Qaranka Ee Somaliland Md. Maxamed Kaahin Axmed Ayaa Meel Fagaare Ah Kala Hadlay Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Degmada Ceel-Afweyn, Soo Nana Af-Jaray Colaaddii Deegaanka Darara-Weyne.
March 12, 2018 - Written by qoriadmin
Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Iyo Amniga Qaranka Ee Somaliland Md. Maxamed Kaahin Axmed Ayaa Meel Fagaare Ah Kala Hadlay Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Degmada Ceel-Afweyn, Soo Nana Afjaray Colaaddii Deegaanka Darara-Weyne Ee U Dhaxaysey Laba Ardaa Oo Halkaasi Wada Degen.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com