qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Guddida Ku Bahowdey Sanduuqa Horumarinta Galbeedka Somaliland Ee Magacooda Loo Soo Gaabiyo (SDF) Oo Maanta Shir Ku Yeeshay Magaalada Hargeysa, Si Loo Bilaabo Wejigii Labaad Ee Mashruucaasi.
March 13, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Guddida Ku Bahowdey Sanduuqa Horumarinta Galbeedka Somaliland Ee Magacooda Loo Soo Gaabiyo (SDF) Ayaa Maanta Shir Ku Yeeshay Magaalada Hargeysa, Si Loo Bilaabo Wejigii Labaad Ee Mashruucaasi Oo Dhawaan La Filaayo  In Si Rasmi Ah Looga Bilaabi Doono, Guud Ahaan Deegaanada Kala Duwan Ee Hoos Yimadaa Magaalooyinka Gebiley, Wajaale, Boorame Iyo Dila.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News