qorilugudnews24.com
War Deg Deg Ah: Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Wefti Ballaadhan Oo Uu Hoggaaminaayo Oo Goor Dhaweyd Safar Shaqo Ugu Baxay Dalka Isu-Tagga Imaraadka Carabta (UAE), Halkaas Oo Uu Martiqaad Marti Qaad Rasmi Ah Ka Helay.
March 13, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Iyo Wefti Ballaadhan Oo Uu Hoggaaminaayo Ayaa Goor Dhaweyd Safar Shaqo Ugu Baxay Dalka Isu-Tagga Imaraadka Carabta (UAE), Halkaas Oo Uu Martiqaad Marti Qaad Rasmi Ah Ka Helay.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News