qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Golaha Wakiilada Ee Somaliland Oo Maanta Cod Aqlabiyad Ah Ku Meel-Mariyey Heshiiskii Saddex-Geesoodka Ahaa Ee Ay Wada Gaadheen Dalalka Somaliland, Ethiopia Iyo Shirkadda Dp World.
March 14, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Golaha Wakiilada Ee Jamhuuriyadda Somaliland Ayaa Maanta Cod Aqlabiyad Ah Ku Meel-Mariyey Heshiiskii Saddex-Geesoodka Ahaa Ee Ay Wada Gaadheen Dalalka Somaliland, Ethiopia Iyo Shirkadda Dp World, Waxna Kama Jiraan Ka Dhigay Dhawaaqyadii Madhaleyska Ahaa Ee Ka Soo Yeedhay Masuuliyiinta Iyo Baarlamaanka Maamulka Gacan Ku Rimiska Ah Ee Villa Somalia.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News