qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Madaxweynaha Somaliland Iyo Weftigii Uu Hoggaaminaayey Oo Caawa Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Abu Dhabi Ee Xarunta Dalka Emirate-ka Carabta (UAE).
March 14, 2018 - Written by qoriadmin

Abu-Dhabi-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Iyo Weftigii Ballaadhnaa Ee Uu Hoggaaminaayey Ayaa Caawa Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Abu-Dhabi Ee Xarunta Dalka Emirate-ka Carabta (UAE), Halkaas Oo Ay  Madaweyne Bixi Iyo Weftigiisu Ku Yimaadeen Martiqaad Rasmi Ah Oo Ay U Fiday Dawladda Dalka Imaraadka Carabtu.


Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News