qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Shirkadda Hass Gas Petrolium Oo Maanta Magaalada Hargeysa Ku Soo Bandhigtay Adeeg Cusub Oo Ku Saabsan Adeegga Hass Gas Ee Cuntada Lagu Karsado.
March 14, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Shirkadda Hass Gas Petrolium Ayaa Maanta Magaalada Hargeysa Ku Soo Bandhigtay Adeeg Cusub Oo Ay Soo Kordhisey, Adeeggaas Oo Lagu Magacaabo Hass Gas, Isla Markaana Ku Saabsan Gas-ta Cuntada Lagu Karsado Oo Casri Ah, Waxaana Munaasibaddii Lagu Daah-Furaayey Adeeggan Cusub Ka Soo Qayb-Galay Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News