qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Guuddoomiyaha Shirkadda Dp World H.E Sultan Ahmed Bin Sulayem Oo Maanta Hadhimo-Sharafeed Ku Maamuusay Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Weftigii Ballaadhnaa Ee Uu Hoggaaminaayey.
March 16, 2018 - Written by qoriadmin

Dubai-(QorilugudNews24)-Guuddoomiyaha Shirkadda Dp World,  H.E Sultan Ahmed Bin Sulayem Ayaa Maanta Hadhimo-Sharafeed Ku Maamuusay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Iyo Weftigii Ballaadhnaa Ee Uu Hoggaaminaayey, Munaasibaddaas Oo Ka Dhacday Jumeirah Emirates Towers Hotel Ee Magaalada Dubai.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News