qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Iyo Weftigii Uu Hoggaaminaayey Oo Maanta Booqasho Gaaban Ugu Tegey Guriga Uu Ka Degen Yahay Magaalada Dubai Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Md. Axmed Siilaanyo
March 16, 2018 - Written by qoriadmin

Abu-Dhabi-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Iyo Weftigii Uu Hoggaaminaayey Ayaa Maanta Booqasho Gaaban Ugu Tegey Guriga Uu Ka Degen Yahay Magaalada Dubai Ee Dalka Imaraadka Carabta Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News