qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Xukumadda Somaliland Oo Albabada Isugu Dhufatay Urur Lagu Magacaabo Fursad-Fund, Kaas Oo Laga Leeyahay Dalka Somalia, Laguna Faafinaayey Mabda’ii Gabalkiisu Dhacay Ee Somaliweyn.
March 16, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xukumadda Jamhuuriyadda Somaliland Ayaa Albabada Isugu Dhufatay Urur Lagu Magacaabo Fursad-Fund, Kaas Oo Laga Leeyahay Dalka Somalia, Laguna Faafinaayey Mabda’ii Gabalkiisu Dhacay Ee Somaliweyn, Ururkaas Oo Sida La Sheegay Uu Iska Leeyahay Afhayeenkii Hore Madaxtooyada Ee Maamulka Villa Somalia Mr. Caynte, Isla Markaana Si Qarsoodi Ah Uga Hawl-Gelaayey Magaalada Hargeysa Ee Xarunta Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News