qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Telefishanka Caalamiga Ah Ee France24 Oo Warasysi Xiiso Badan La Yeeshay Dr’s. Edna Adan Ismail, Waraysigaas Oo Ay Drs. Edna Si Mug Iyo Miisaan Leh Ugu Sharaxday Taariikhda Faca-Weyn Ee Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Sidoo Kale Maal-Gelinta Dekedda Magaalada Berbera Ee Shirkadda DPW.
April 11, 2018 - Written by qoriadmin

Paris-(QorilugudNews24)-Telefishanka Caalamiga Ah Ee France24 Ayaa Warasysi Xiiso Badan Oo Dhinacyo Badan Taabanayey La Yeeshay Dr’s. Edna Adan Ismail Oo Xilligan Booqasho Ku Joogta Magaalada Paris Ee Xarunta Dalka France, Waraysigaas Oo Ay Dr’s. Edna Si Mug Iyo Miisaan Leh Ugu Sharaxday Taariikhda Faca-Weyn Ee Ay Leedahay Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Sidoo Kale Maal-Gelinta Dekedda Magaalada Berbera Ee Shirkadda DP World.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News