qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Dawladda Dalka Bahrain Oo Ku Soo Biirtay Khilaafkii Baahsanaa Ee U Dhaxeeyey Dawladda UAE Iyo Maamulka Villa Somalia.
April 12, 2018 - Written by qoriadmin

Manama-(QorilugudNews24)-Dawladda Dalka Bahrain Ayaa U Hanjabtay Maamulka Villa Somalia, Lana Safatay Dawladda Imaraadka Carabta, Iyada Oo Dadka Somalia Ku Tilmaantay Kuwo Aan Abaal Lahayn Oo Si Fudud Wax U Ilaawa, Waxayna Bahrain Sharaxaad Ka Bixisay Kaalintii Bini’aadanimo Ay Dawladda Imaraadku Isla Barbartaagtey Maamulkaasi Villa Somalia Iyo Guud Ahaan Shacabkooda.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News