qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Guddoomiyaha Cusub Ee Garabka Haweenka Heer Qaran Ee Xisbiga Kulmiye Marwo Dalays Shire Faarax Oo Maanta Xilkii La Wareegtey, Xilkaas Oo Uu Dhawaan U Magacaabay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.
April 12, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Guddoomiyaha Cusub Ee Garabka Haweenka Heer Qaran Ee Xisbiga Kulmiye Marwo Dalays Shire Faarax Ayaa Maanta Si Rasmi Ah Xilkaasi Ula Wareegtey, Xilkaas Oo Uu Dhawaan U Magacaabay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News