qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Munaasibad Ballaadhan Oo Maanta Loo Sameeyey Arday Ka Qalin-Jebisey Machadka Tababarka Ee Samo-Garad Ee Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer, Munaasibaddaas Oo Ka Dhacday Hotel-Golis.
April 12, 2018 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Muuqaal Ku Saabsan Munaasibad Ballaadhan Oo Maanta Loo Sameeyey Arday Ka Qalin-Jebisey Machadka Tababarada Iyo Xirfadaha Ee Samo-Garad, Munaasibaddaas Oo Ka Dhacday Hotel-Golis Ee Magaalada Burco.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News