qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Qaar Ka Mid Ah Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Burburka Ku Yimi Xisbigooda Ku Qarinaaya Eedo Madhalays Ah Oo Ay Kula Dul Kufeen Guddida Komishanka Doorashooyinka Somaliland.
April 12, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Qaar Ka Mid Ah Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Ayaa Bilaabay In Ay Burburka Ku Yimi Xisbigooda Ku Qariyaan Eedo Madhalays Ah Oo Ay Kula Dul Kufeen Guddida Komishanka Doorashooyinka Qaranka Ee Somaliland, Arrintaas Oo U Muuqata In Ay La Mid Tahay Uun Maah-Maahdii Odhanaysey ”Habar-Dhaliweydey Aleelo Ku Waalatay”.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News