qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Wasiirka Wasaaradda Beeraha Ee Somaliland Md. Axmed Muumin Seed Iyo Wefti Uu Hoggaaminaayo Oo Maanta Safar Shaqo Ku Tegey Magaalada Laascaanood Ee Xarunta Gobolka Sool Iyo Qalab Saadaasha Hawada Iyo Roobka Ah Oo Uu Ku Wareejiyey Maamulka Gobolkaasi Sool.
April 12, 2018 - Written by qoriadmin

Laascaanood-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Beeraha Ee Somaliland Md. Axmed Muumin Seed Iyo Wefti Uu Hoggaaminaayo Ayaa Maanta Safar Shaqo Ku Tegey Magaalada Laascaanood Ee Xarunta Gobolka Sool Iyo Qalab Saadaasha Hawada Iyo Roobka Ah Oo Uu Ku Wareejiyey Maamulka Gobolkaasi Sool.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News