qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Xukuumadda Somaliland Oo Beenisey In Hay’addaha Qaramada Midoobey Ku Joogaan Dalka Somaliland Magaca Somalia, Hadalkaas Oo Ka Soo Yeedhay Eng. Maxamed Xaashi Cilmi.
April 12, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Ee Somaliland Eng. Xuseen Ibraahin Buuni Ayaa Waxba Kama Jiraan Ka Dhigay Wararka Sheegaya In Hay’addaha Qaramada Midoobey Ku Joogaan Dalka Somaliland Magaca Somalia, Hadalkaas Oo Ka Soo Yeedhay Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, Arrintaas Oo Ah Wax Laga Xumaado, Meel Ka Dhacna Ku Ah Qaranka Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News