qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Xukuumadda Somaliland Oo Shaacisay In Aanu Muqdisho U Dhoofi Karin Qof Aan Sidan Passport, Gaar Ahaan Dadka Isticmaalaya Safarada Xagga Cirka Ah, Arrintaas Oo Lagu Wargeliyey Dhammaan Mulkiilayaasha Shirkaddaha Diyaaradaha Iyo Xarumaha Laga Goosto Tigidhada Diyaaradaha Ee Magaalada Hargeysa.
April 12, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xukuumadda Somaliland Ayaa Shaacisay In Aanu Muqdisho U Dhoofi Karin Qof Aan Sidan Passport, Gaar Ahaan Dadka Isticmaalaya Safarada Xagga Cirka Ah, Arrintaas Oo Lagu Wargeliyey Dhammaan Mulkiilayaasha Shirkaddaha Diyaaradaha Iyo Xarumaha Laga Goosto Tigidhada Diyaaradaha Ee Ku Yaalla Gudaha Magaalada Hargeysa.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News