qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo ”Anigu Hore Ayaan U Sheegay Oo Puntland Waxa Ay Na Dheer-Tahay Hablaha Iyo Isimada”, Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlaayey Munaasibad Qado-Sharaf Ahayd Oo Uu U Sameeyey Ugaasyo Puntland Ka Yimi.
April 13, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Anigu Hore Ayaan U Sheeg Ay Oo Puntland Waxa Ay Na Dheer-Tahay Hablaha Iyo Isimada, Sidaa Waxa Yidhi Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlaayey Munaasibad Qado-Sharaf Ahayd Oo Uu U Sameeyey Ugaasyo Puntland Ka Yimi Oo Gelbinaayey Wiilashii Reer Somaliland Ee Dhawaan Lagu Afduubay Deegaanada Maamulka Puntland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News