qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Wershed Soo Saari Doonta Sibidhka Oo Dhismaheeda Laga Bineeyey Deegaanka Gebo-Gebo Ee Waqooyiga Gobolka Togdheer, Wershaddaas Oo Lagu Magacaabo (North Cement Factory), Uuna Hirgelinaayo Ganacsade Maxamed Xaaji Axmed.
April 13, 2018 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Muuqalkani Waa Wershed Weyn Oo Soo Saari Doonta Sibidhka Taas Dhismaheeda Laga Bineeyey Deegaanka Gebo-Gebo Ee Waqooyiga Gobolka Togdheer, Wersheddaas Oo Lagu Magacaabo (North Cement Factory), Ayaa Waxa Hirgelinaaya Oo Maal-Geliyey Ganacsade Maxamed Xaaji Axmed Oo Ka Mid Ah Ganacsatada Waaweyn Ee Gobolka Togdheer.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News