qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Wararkii Ugu Dambeeyey Oo Ku Saabsan Duqayntii Ay Maraykanka Iyo Xulafadiisu Ku Qaadeen Dalkaasi Siiriya (Syria) Iyo Ruushka Oo Ka Hadlay.
April 14, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Dalalka Maraykanka, Faransiiska Iyo Ingiriiska Ayaa Duqeeyey Saddex Goobood Oo Ku Yaalla Dalka Siiriya, Waxayna Taasi Jawaab U Ahayd Weerarkii Hubka Kiimikada Ahaa Ee Dalkaasi Ka Dhacay Toddobaadkii Hore Ee Aynu Soo Dhaafnay.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News