qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Xisbiga Waddani Oo Sheegay In Ay Caydhiyeen Xoghayihii Guud Ee Xisbigaasi Md. Maxamed Cabdillaahi Uur-Cadde.
April 15, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Hoggaanka Sare Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Ayaa Sheegay In Ay Caydhiyeen Xoghayihii Guud Ee Xisbigaasi Md. Maxamed Cabdillaahi Uur-Cadde, Arrintaas Oo Daba Socotey Khilaaf Muddo Soo Jiitamey Oo U Dhaxeeyey Hoggaanka Sare Ee Xisbigaasi.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News