qorilugudnews24.com
War Deg Deg Ah: Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex Oo Saddex Sannadood Oo Xadhig Ah Ku Xukuntay Eedaysane Naciima Abwaan Qorane, Gabadhaas Oo Hore Loogu Eedeeyey In Ay Faraha Kula Jirtey Arrimo Lidi Ku Ah Qaranimada Jamhuuriyadda Somaliland.
April 15, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex Ayaa Maanta Saddex Sannadood Oo Xadhig Ah Ku Xukuntay Eedaysane Naciima Abwaan Qorane, Gabadhaas Oo Hore Loogu Eedeeyey In Ay Faraha Kula Jirtey Arrimo Lidi Ku Ah Qaranimada Jamhuuriyadda Somaliland, Iyada Oo Sidoo Kalena Ka Mid Ahayd Dadka Maskaxda Laga Xaday Ee  Weli Aamisan Riyadii Dhimatay Ee Somaliweyn.
Kuvahaun tulos haulle nimco qorane photos
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News