qorilugudnews24.com
War Deg Deg Ah: Xoghaye Maxamed Cabdillaahi Uur-Cadde Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Xil Ka Qaadistii Uu Xisbiga Waddani Shalay Ku Sameeyey, Sidoo Kalena Qarxiyey Siro Badan Oo Huursanaa Iyo Halka Isaga Laga Qaniiney.
April 15, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xoghayihii Guud Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Md. Maxamed Cabdillaahi Uur-Cadde Oo Maanta Shr-Jaraa’id Ku Qabtay Hotel Guuleed Ee Magaalada Hargeysa Ayaa Jawaab Adag Ka Bixiyey Xil Ka Qaadistii Uu Xisbiga Waddani Shalay Ku Sameeyey, Arrintaas Oo Uu Ku Eedeeyey Guddoomiye Cirro Iyo Koox Uu Sheegay In Uu Jeebka Ku Sito, Waxa Kale Oo Uu Soo Fafay Siro Badan Oo Huursanaa Iyo Halka Isaga Laga Qaniiney.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News