qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Maamul-Goboleed Puntland Oo Ku Gacan Saydhay Go’aankii Madaxweynaha Maamulka Villa Somalia Ee Ku Saabsanaa Imaraadka Carabta, Sidoo Kalena Beeniyeyna In Imaraadku Ka Baxay Puntland.
April 16, 2018 - Written by qoriadmin

Garoowe-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Maamul-Goboleed Puntland Mr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Ayaa Ku Gacan Saydhay Go’aankii Madaxweynaha Maamulka Villa Somalia Mr. Farmaajo Ee Ku Saabsanaa In Imaraadka Carabtu Ka Baxo Gebi Ahaanba Deegaanada Somalia, Waxa Kale Oo Uu Madaxweyne Gaas Beeniyey In Imaraadku Ka Baxay Puntland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News