qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Maamulka Villa Somalia Ee Madaxweyne Farmaajo Oo Ay Durba La Qadhaadhaatay Colaaddii Ay U Qaadeen Dalka Imaraadka Carabta, Doonayana In Ay Dib Ula Heshiiyaan, Arrintaas Oo Dad Badan Ka Yaabisay.
April 16, 2018 - Written by qoriadmin

Muqdisho-(QorilugudNews24)-Maamulka Villa Somalia Ee Madaxweyne Farmaajo Ayaa Waxa Durba La Qadhaadhaatay Colaaddii Indho La’aanta Ahayd Ee Ay U Qaadeen Dalka Imaraadka Carabta, Kadib Markii Ay Waayeen Dhaqaalihii Iyo Taageeradii Military Ee Ay Dawladdaasi Imaraadka Carbtu Siin Jirtey Maamulka Farmaajo, Ayna Dareemeen Dhaqaalo Xumo Durba Soo Food Saartay, Ayna Waayeen Cid Kale Oo Kaalintaas U Buuxisa, Waxaana Hadda Socda Kulan Doceedyo Iyo Dadaalo Ay Ku Doonayaan In Ay Dib Ula Heshiiyaan Dawadda Imaraadka, Arrintaas Oo Dad Badan Ka Yaabisay.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News