qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Marxuum Xijaabtey Oo Kursigiisii Uu Baneeyey La Isku Haysto, Kursigaas Oo Ay Isku Haystaan Masuuliyiin Ka Kala Tirsan Xisbiyada Kulmiye Iyo Waddani.
April 16, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Waxa Isa Soo Taraya Muranka Ka Taagan Kursigii Uu Baneeyey Alle Ha U Naxariistee Xildhibaan Ibraahin Kacaan Oo Dhawaan Ku Geeriyoodey Magaalada Hargeysa, Murankaas Oo U Dhaxeeya Ex-Wasiir Axmed Xuseen Caydiid Oo Hadda Ka Tirsan Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Iyo Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Iyo Wacyi-Gelinta Ee Somaliland Md. Maxamed Muuse Abees.


Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News