qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Wasiirka Wasaaradda Khayraadka Biyaha Ee Somaliland Md. Saleebaan Cali Koore Iyo Wefti Ballaadhan Oo Uu Hoggaaminaayo Oo Maanta Soo Gaadhey Deegaanka Tuka-Raq Ee Gobolka Sool.
April 16, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Khayraadka Biyaha Ee Somaliland Md. Saleebaan Cali Koore Iyo Wefti Ballaadhan Oo Uu Hoggaaminaayo Ayaa Maanta Soo Gaadhey Deegaanka Tuka-Raq Ee Gobolka Sool, Halkaas Oo Ay Kulamo Kula Qaateen Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Deegaankaasi Iyo Saraakiisha Ciidamada Qaranka Somaliland Ee Jiida Hore.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News