qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Dhismeyaal Casri Ah Oo Lagu Soo Kordhiyey Rugta Miiska Saraakiisha Ee Ciidanka Qaranka Somaliland, Dhismeyaashaas Oo Loogu Tallo-Galay Saraakiisha Yar-Yar Ee Junior Staff Collage-ka Ah Ee Waxbarashada Ku Jirta.
April 17, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Dhismeyaal Casri Ah Oo Lagu Soo Kordhiyey Rugta Miiska Saraakiisha Ee Ciidanka Qaranka Somaliland Ee Magaalada Hargeysa, Dhismeyaashaas Oo Loogu Tallo-Galay Saraakiisha Yar-Yar Ee Junior Staff Collage-ka Ah Ee Waxbarashada Ku Jirta.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News