qorilugudnews24.com
War Deg Deg Ah: Masuuliyiinta Bangiga Dhexe Ee Somaliland Oo Goor-Dhaweyd Soo Saaray War-Saxaafaddeed Ku Saabsan Hay’addaha Maaliyaddeed Ee Ka Hawl-Gala Guddaha Somaliland.
April 17, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Masuuliyiinta Bangiga Dhexe Ee Jamhuuriyadda Somaliland Oo Goor-Dhaweyd Soo Saaray War-Saxaafaddeed Ku Saabsan Hay’addaha Maaliyaddeed Ee Ka Hawl-Gala Guddaha Somaliland, Waxaana Loogu Baaqay In Ay Iska Diiwaan-Geliyaan Bangiga Dhexe Ee Somaliland, Ciddi Amarkaas Ka Dhego Adaygtana Waxa Laga Qaadi Doonaa Tallaabo Sharciga Waafaqsan Oo Aanay Mahadin.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News