qorilugudnews24.com
Fadeexad: Xildhibaan Naasir Cali Shire Oo Sheegay In Shirkadda Som Oil Oo Ka Mid Ah Shirkaddaha Gacanta Ku Haya Haamaha Kaydka Shiidaalka Ee Magaalada Berbera Uu Share Ku Leeyahay Ra’iisal Wasaaraha Somalia Mr. Xasan Cali Kheyre. Arrintaas Oo Ah Wax Lagu Qoslo.
April 19, 2018 - Written by qoriadmin

Berbera-(QorilugudNews24)-Xildhibaan Naasir Cali Shire Ayaa Sheegay In Shirkadda Som Oil Oo Ka Mid Ah Shirkaddaha Gacanta Ku Haya Haamaha Kaydka Shiidaalka Ee Magaalada Berbera Uu Share Ku Leeyahay Ra’iisal Wasaaraha Somalia Mr. Xasan Cali Kheyre, Waxa Kale Oo Uu Xildhibaan Naasir Eedo Culus U Jeediyey Hanti-Dhawrihii Hore Ee Qaranka Somaliland, Halka Uu Aamaan Kala Dul-Dhacay Hanti-Dhawraha Cusub Ee Qaran Oo Sida La Xaqiijiyey Ay Isku Beel Yihiin, Ninkaas Oo Hore Loogu Eedeeyey Arrimo Musuq-Maasuq Oo La Xidhiidhey In Uu Lunsaday Lacag 5 Million Oo Doollar, Lacagtaas Oo Ay Lahayd Dekedda Magaalada Berbera, Taas Oo Sida La Sheegay Loogu Tallo-Galay In Lagu Soo Iibiyo Taag, Uuna Ku Wareejiyey Eng: Cali Maxamed Cumar (Cali Xoor-Xoor).

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.con

COMMENTS
Latest News