qorilugudnews24.com
War Deg Deg Ah:Caasimadda Dalka Sacuudi Carabiya Ee Riyadh Oo Laga Maqlaayo Rasaas Aad U Xooggan, Iyada Oo Gebi Ahaanba La Xidhay Waddooyinkii Muhiimka Ahaa.
April 22, 2018 - Written by qoriadmin

Riyadh-(QorilugudNews24)-Caasimadda Dalka Sacuudi Carabiya Ee Riyadh Ayaa Waxa Laga Maqlayaa Rasaas Aad U Xooggan, Rasaastaas Oo Sida La Xaqiijiyey Ka Dhacaysa Afaafka Hore Ee Guriga King Salman Bin Abdulaziz Al-Saud, Iyada Oo Aan Ilaa Iyo Iminka La Ogeyn Cidda Dhabta Ah Ee Ay Rasaastani U Dhaxeyso, Waxaana Gebi Ahaanba La Xidhay Waddooyinkii Muhiimka Ahaa Ee Magaalada Riyadh.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.con

COMMENTS
Latest News