qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Siciid Cilmi Rooble Shalay Iyo Maanta Iyo Hadalladiisa Isburinaaya Ee Aan Xigmada Ku Fadhiyin”Xildhibaanimooy Xaal Qaado”.
April 25, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Daawo Siciid Cilmi Rooble Shalay Iyo Maanta, Su’aasha Meesha Ku Jirtaana Waxa Weeye, Maxaa Isbedeley Ileyn Heshiisku Waa Kii Uune, Ku Darso Oo Maantana Waxa Uu Been Qaawan Ka Sheegayaa Ex-Wasiir Maxamuud Xaashi, Isaga Oo Ina Odhanaya Maxamuud Xaashi Ayaa Waxa Uu Yidhi, Heshiiska Berbera Waxa Saxeexay Madaxweynihii Hore Ee Maamulka Villa Somalia Mr. Xasan Sheekh Maxamuud, Arrintaas Oo Ah Been Abuur Cad Oo Aan Sal Iyo Raatoona Lahayn, Isaga Ayaana La Weydiin Doonaa Waxa Uu Uga Jeedo Iyo Waxa Ku Kalifey.

Halkan Ka Daawo Beenta Qaawan Ee Siciid Cilmi Rooble Iyo Waxa Uu Maantana La Shir Yimi, Ogowna Hadalka Siciid Cilmi Rooble Waxa Uu Ku Wajahan Yahay Cidgaara Ama Beel Gaar Ah.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.con

COMMENTS
Latest News