qorilugudnews24.com
War Maxaa Gurigeena Oo Keliya Qaylada Ku Koobay, Guryaha Kaleba Horumarku Wuu Ka Socdaaye: Dib U Milicso Hadalladii Qiimaha Lahaa Ee Ex-Wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi.
April 25, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-War Maxaa Gurigeena Oo Keliya Qaylada Ku Koobay, Guryaha Kaleba Horumarku Wuu Ka Socdaaye: Dib U Milicso Hadalladii Qiimaha Lahaa Ee Ex-Wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi, Waxayna Ahayd Xilli Uu Ex-Wasiir Xaashi Ka Hadlaayey Buuqii Ka Dhashay Heshiiskii Somaliland Iyo Shirkadda Dp World, Haddaba Waxa Ay Isweydiintu Tahay Waa Maaxay Sababta Ka Dambaysa In Ay Qaar Ka Mid Ah Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshadeena Iyo Siyaasiyiinta Reer Somaliland Ka Horyimaadaan Tallaabo Kasta Oo Xagga Horumarka Loo Qaado, Waddana Ay Fawdo Geliyaan, Halka Ay Jaarkeenu Ku Mushquulsan Yihiin Horumarka Waddankooda Oo Keliya.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.con

COMMENTS
Latest News