qorilugudnews24.com
Xilalkii Waaweynaa Ee Gobolka Togdheer Oo Hal Beel Lagu Taxay Iyo Bulshada Gobolkaasi Oo Su’aalo Badan Iska Weydiinaysa Halka Ay Arrintani Salka Ku Hayso Iyo Waxa Looga Jeedo.
April 29, 2018 - Written by qoriadmin

Tan Iyo Intii Ay Timi Xukuumadda Cusub Ee Madaweyne Muuse Biixi Cabdi Waxaa Soo Baxaya In Xilalkii Waaweynaa Ee Gobolka Togdheer Ay Hal Beel Gacanta U Gashay, Arrintaas Oo Ay Bulshada Gobolkaasi Su’aalo Badan Iska Weydiinayso, Halka Ay Arrintani Salka Ku Hayso Iyo Waxa Looga Jeedo, Halka Gobolka Sanaagna Laga Nadiifiyey Dhammaan Xilalkii Waaweynaa Ay Beesha Habar-Jeclo Ka Haysey.

Xilalka Waaweyn Ee Beesha Habar-Yoonis Ay Ka Hayso Gobolka Togdheer.

1. Mr. Axmse Cadow-Yuurura- Badhasaabka Gobolka Togdheer-
2. Maxamed Diiriye Xayd (Dibjir) Badhasaab Ku-Xigeenka Gobolka Togdheer.
3. Indho-Deero-Taliyaha Qaybta Asluubta Ee Gobolka Togdheer
5. Col. Kayd Moholin Taliyaha Qaybta 12aad Ee Gobolka Togdheer.
6. Mr- Coday Maayir Ku-Xigeenka Golaha Deegaanka Ee Degmada Burco
7. Taliyaha CID-da, Ee Gobolka Togdheer.
8. Col. Cabdi Cali Taliyha Qaybta Booliska Ee Gobolka Togdheer (Arab).

Xilalka Waaweyn Ee Beesha Habar-Jeclo Ay Ka Hayso Gobolka Togdheer.
1. Ustaad Maxamed Cabdiraxmaan Yuusuf Muraad Maayirka Degmada Burco.

Faalladu Waa Idinka Xaggiina Saaxiibayaal.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News