qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Gabadh U Shaqayn Jirtey Hay’adda Caafimaadka Adduunka Ee WHO Oo Lagu Dilay Suuqa Bakaaraha Ee Magaalada Muqdisho, Xilli Ay Halkaas Ka Iibsanaysey Agabkii Ay Ku Aroos Geli Lahayd Maalmo Yar Kadib.
May 3, 2018 - Written by qoriadmin

Muqdisho-(QorilugudNews24)-Gabadh U Shaqayn Jirtey Hay’adda Caafimaadka Adduunka Ee WHO Ayaa Maanta Lagu Dilay Suuqa Bakaaraha Ee Magaalada Muqdisho, Xilli Ay Halkaas Ka Iibsanaysey Agabkii Ay Ku Aroos Geli Lahayd, Gabadhaas Oo Lagu Magacaabi Jirey Maryan Cabdillaahi Maxamed Ayaa Sida La Sheegay Aqal-Geli Lahayd Maalmaha Soo Socda.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News