qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Agaasimihii Hore Ee Tv-ga Qaranka Somaliland Ee Qaaradda Yurub Oo Soo Bandhigay Warbixin Muujinaysa Xadiga Lacageed Ee Sannad Walba Lagu Dhaco Magaca Tv-ga Qaranka Somaliland (SLNTV) Ee Qaaradda Yurub, Siro Badana Qarxiyey.
May 13, 2018 - Written by qoriadmin

London-(QorilugudNews24)-Agaasimihii Hore Ee Tv-ga Qaranka Somaliland Ee Qaaradda Yurub Eng. Cabdiraxmaan Cali Ubaxle Ayaa Soo Bandhigay Warbixin Mug Iyo Miisaan Leh Oo Muujinaysa Xadiga Lacageed Ee Sannad Walba Lagu Dhaco Ama Lagu Lunsado Magaca Tv-ga Qaranka Somaliland (SLNTV) Ee Qaaradda Yurub, Sidoo Kalena Qarxiyey Siro Badan Oo Huursanaa.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News